Laga bilaabo sanadka cusub waxaa lagu soo rogayaa shirkadaha tagaasiga sharciyo aad u adag.

Dawladu waxay joojinaysaa bixintii ogolaashaha tagsiga ee bilaa shuruuda ahaa( Frislippet). Iyada oo qayb ka ah…

Gudida Markazka Tawfiiq oo iclaamiyey Shir aan Caadi ahayd… dhaqan galida Xeerka markazka

Gudida Tawfiiq ayaa iclaamiyey kulan aan caadi ahayn oo ay isugu imanayaan dhamaan dadka Somaliyeed oo…

18 Shaqaale ah iyo 10 bukaan jiif ah oo la karantiimeeyey Cusbataalka Stavanger.

18 shaqaale ah iyo 10 bukaan jiif ah ayaa la karantiimeeyey cusbataalka Stavanger kadib markii laga…

Wiil 28 ah oo markuu hooyadii mindi ku dilay isaguna is dilay

Ninka 28 jirka ah oo doonayey in uu hooyadii dhaawaco ayaa boolisku sheegay in uu qudha…

Noorwiijiga Taga Spain waa la kariimaynayaa.

Maalinta Jimacaha Waxaa la soo bandhigi doonaa shuruuda karantiinka ee dadka ka imanaaya Spain. Agaasinka Caafimaadka…

Hooyada ayaa lagu Eedeeyey Dhacdadii dilka ee Lørenskog.

Hooyada Dhashay labada caruurta ah ee la helay iyaga oo Mayd ah gudaha guri ku yaala…

Booliska oo Codsaday in laga caawiyo Baadigoobka nin Hubaysan

Indho-indheyn cusub ayaa laga sameeyay ninka 50-sano jirada oo la doonayo ka dib markii uu afduubay…

Boolis Hubaysan ayaa ku raad jooga nin Qori ku hubaysan

Booliiska magaalada Agder ayaa baadi goob ugu jira nin magaciisa loo sheegay da’diisuna tahay 50-sano jir…

Mid ka mid ah Rakaabkii Rynair Air oo ka sheekaynaya Waxay la kulmeen

Sam Zimmer oo ah wiil Israaiili ah ayaa sheegay in uu Diyaarada Rynair line oo uu…

Degdeg: 51 jir Dhalasha UK haysta oo Loo Qabtay Hanjabaad Bob oo ka dhex dhacday Diyaaradii Rynair London-Oslo

Nin 51 jir ah oo ayaa looga shakiyey hanjabaad bom oo uu ka dhex sameeyey diyaarada…